Xaaji Ciraaqi ah oo iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka Xaramka (Daawo Sawirro)

Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay fal aad loola yaabay, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka xaramka ee magaalada Maka. Xuseen Xamiid Alxeydari oo 43 sano jir ahaa ayaa markiiba dhintay markii uu dhacay dhulka Kacbada, waxaana la sheegay inuu koray halka ugu sareysa masjidka Xaramka oo uu dhaafay biro … Continue reading Xaaji Ciraaqi ah oo iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka Xaramka (Daawo Sawirro)